C/kariin Guuleed oo ka hadlay raali-gelintii Madaxweyne Farmaajo siiyey Somaliland

Madaxweynihii hore ee Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa soo dhoweeyey raali gelintii uu Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo ka bixiyey dhibaatadii 30-ka sano ka hor loo geystay shacabka gobolada Woqooyi. Hase ahaatee Guuleed ayaa sheegay in raali gelinta ka sokow looga fadhiyey dowlada Madaxweyne Farmaajo iney sii ambaqaado wadahadalkii xal gaarista qadiyada Somaliland, arrintaasoo uu … Continue reading C/kariin Guuleed oo ka hadlay raali-gelintii Madaxweyne Farmaajo siiyey Somaliland